Maamulka gobolka Gedo oo si kulul u beeniyey Warar ay qoreen Warbaahinta Kenya

Maamulka gobolka Gedo ayaa beeniyey warar ay qoreen warbaahinta Kenya oo sheegayey in ciidamo ka tirsan dawlada Soomaaliya la soo dhoobay xadka ay Kenya wadaagaan Soomaaliya. Guddoomiyaha degmada Beled-Xaawo ayaa warkaas ku sifeeyey waxba kama jiraan, isla markaana aysan jirin ciidamo cusub oo ay dawladu gaysay gobolka Gedo. “Ciidamada jooga gobolka waa kuwii horay u … Continue reading Maamulka gobolka Gedo oo si kulul u beeniyey Warar ay qoreen Warbaahinta Kenya